Ayadoo Ciidamada Dowlada Somaliya oo kabayaan kuwa Amisom kusii gur guuranayaan Degaano hor leh oo katirsan Gobolka Shabeellaha dhexe aya gacanta ugashay degaano muhiim oo hore ugu sugnayeen Kooxdii Shabaab.
Degaanada laxaqiijiye Ciidamada dowlada lawaregeen oo kabayaan kuwa Amisom aya kamid ah Dakadda Ceel Macaan ,Garoonka Cisaley iyo deegaano kale oo katirsan Gobolka Shabeelaha Dhaxe.
Maxamed Mahmuud Saney oo kamid ah saraakiisha hogaamineyso dagaalka aya sheegay in gacanta kudhigeen Garoonka Cisaley iyo Dakada Macmalka ah ee Ceel Macaan walibana kusii wajahanyihin gooba horleh
Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay Dagaalka ku dileen 10-Nin oo katirsan Al-Shabaab sidoo kale ay la wareegeen Hubkii ay wateen.
Ugu danbeyntii Al-Shabaab wali dhankooda kama aysan hadlin Deegaanadan Cusub ee maanta lagala wareegay ,waxa ayna arintaan kusoo beegmaysaa xili ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM wadaan dar dar ay deegaano Cusub kula wareegayaan
garable.com
muxudin diini fiidow
No comments:
Post a Comment