Friday, 11 May 2012

waxaa biri oo sabdi,ah lugu qabanaa xaflad london xafada willesdan green station oo looga hadlaayo duduble ween

waxaa biri oo sabdi ah tariiqda tahay 12 may 2012 kadhacaayo xaflad duduble ween kasoo qeebgalaayo xafladaa oo kadhicidoono london xaafada willesdan green station waxaana shirgudoon ka ah nabadoon aadan ali shire iyo caaqil xaashi toxob xafladaan oo looga tashanaayo aayaha iyo sidii jaaliyada duduble ween wax ugu qaban laheed dadkooda iyo deegaankooda waxaana shirka ka hadli doona gabshaha oo kamid ah fadumo cabdi maboow waxi faah faahin ah kawac tel,07791744830

No comments:

Post a Comment