waxoo roobab aad ubadan ka da.ay gobolka galgaduud gaar ahaay ceelduur,geelgaras, ceellahele,ceelqooxle iyo garable iyo meelakale oo badan roobkaan oo da.aayo 8saac ayaa dadka iyo duunyada ku diirsatay roobkaa oo in mudu aan da.in dadka abaaro ladaal dhacaayay koofurta iyo bartamaha soomaaliya dadka dagan deegaankaas ee sheegeen in oo wax qasaara,ah aan geesan
garable.com
muxudin diini fiidow
garable.com
muxudin diini fiidow
No comments:
Post a Comment