Waxaa saakay magaalada Muqdisho soo gaaray wefdi ballaaran oo ka socda odayaasha dhaqanka Somaliland si ay uga qeyb gallaan shirka odayaasha Soomaaliyeed ee Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaraha Aadan Cadde si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha Gadiid, iyo Dakedda Xukuumadda Soomaaliya mudane Saciid Qoorsheel oo ka mid ah guddiga soo dhaweynta shirka odayaasha dhaqanka Soomaaliya ayaa Radio Muqdisho u sheegay in saakay magalaada Muqdisho ay soo gaareen odayaal ka socda walaallaha waqooyin Galbeed Soomaaliya, isla markaana ay si wanaagsan u soo dhaweyeen.
Wasiiu dowlaha ayaa tilmaamay in wefdiga ka socda Somaliland maalmahan ay ku sugayeen, isla markaana hadda ay ku biirayaan odayaasha dhaqanka ee uu shirka uga socda magaalada Muqdisho, si ay u soo xulaan ergada anisixineysa Dastuurka iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka dalka
garable.com

No comments:
Post a Comment