Dagaalka oo socday qadar Hal saac xeriir ah ayaa xalay ruxay bartamaha Magaalada Ceelbuur oo ay kusuganyihiin askarta Itoobiya. Ciidamada wilaayada Galguduud ee Shabaabul Mujaahidiinta ayaa xalay weerar culus ku ekeeyay fariisimaha Itoobiyaanka iyo mushrikiintu kuleeyihiin Ceelbuur iyo Duleedkeeda. Dagaalka ayaa waxaa kahoreeyay madaafiic hoobiyayaal ah oo ciidamada mujaahidiinta Alshabaab ay kugaraaceen saldhigyada Cadowga ay kuleeyihiin gudaha Ceelbuur. Ciidamada Alshabaab oo Takbiirsanaya ayaa soo jiiray dhufesyo Duleedka Magaalada ay kuleeyihiin Ciidamada kooxaha qabuuro Caabudka ah,waxaana rasaastu ay usii dhaadhacday bartamaha Magaalada oo ay isku farasaareen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa mujaahidiinta Soomaaliya. Macada qasaaraha inta uu gaarsiisanyahay,wax faafaahin ah kama soo bixin xarakada oo ku aadan dagaalkii cuslaa ee xalay kaqarxay Magaalada Ceelbuur ee Gobalka Galguduud. Ma ahan markii ugu horeysay mujaahidiinta Alshabaab ay weeraro kuqaadaan ciidamada Itoobiya ee duulaanka qaawan kujooga Gobalka Galguduud iyo meelo kale oo dhaca wadankeena Somalia.
garable.com
garable.com
No comments:
Post a Comment