Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland ayaa inoo xaqiijiyay maanta oo ah maalintii labaad ee shirka loogana hadlayo arrimaha Siyaasadda Soomaaliya aysan ka qeyb gali doonin xubnaha Shirkaasi u matalayana ay dibad joog ka ahaan doonaan Shirka.
Wasiir ku xigeenka wasaradda waxbarashada Soomaaliland Cali Xaamud Jabriil ayaa lahadlay wabside wabarimedia ee magaalada Muqdisho u xaqiijiyey arrintaas, wuxuuna sheegay in maamulka Somaliland ay isaga baxayaan Shirka Istambuul oo maalintii labaad galay.
Dhanka kale mar aanu wax ka weydiinay Masuulkani ka tirsan Soomaaliland, mar haddii ay dhowr jeer ka qeyb galeen shirar loo qabanayo dhinacyada Soomaalida taasi sow uma eka inaad xoogaa soo dhawaaneysaan? ayaa wuxuu ku jawaabay. "may may.. adigu taasaad qabtaa anigu mayaan taaganahay anagu bislaashaan gaarnay, waxaan ogaannay in shacabkeena Somaliland iyo xukuumadayadu ay wada socdaan, islamarkaana aan lagu qasbi karayn meel aanay rabin.”
Soomaaliland ayaa 21 sano jirsatay waxaana tan iyo goortii Maamulkaasi la dhisay ay ictiraaf iyo aqoonsi ka raadinayeen Caalamka walow aysan jirin illaa iyo hadda dowlad aqoonsatay laakiin gobollada maamulkaasi uu ka arrimiyo waxeena tahay maamul gobaleed somaliya katirsan
Shirka ka soconaya Magaalada Istambuul ayaa waxa uu noqonayaa Shirkii labaad ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galaan maamulka Soomaaliland tan iyo markii Maamulkaasi la aas-aasay Sanadkii 1991-kii taasi oo ah snm oo halqabiil ah
garable.com
muxudin diini fiidow
No comments:
Post a Comment