Ilaa hada lama oga sabaha ka danbeysay in rag lebisan dharka Dowladda KMG Soomaaliya ay toogtaan wiilkaas dhalinyaradda ah.
Dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa sheegaya in wiilka loogu shakiyey inuu ka mid yahay ciidamadda Xarakadda Shabaab.
Meelo ka mid ah magaaladda Muqdisho ayaa dhawr jeer sidan oo kale waxaa loogu toogtay dad rayid ah kuwaas oo ciidamadda Dowladdu ay ugu shakiyaan inay ka mid yihiin Shabaab.
Inta Badan Xaafadaha Magaaladda Muqdisho ayaa hore loogu saaray Xarakadda Shabaab, waxaana mararka qaar ka dhaca dilal kala duwa
garable.com
muxudin diini fiidow
No comments:
Post a Comment