Thursday, 17 May 2012

Amaanka Hargeysa oo Caawa La Adkeeyay”Shacabka oo Farxad Wadooyinka Buux dhaafiye”Ajaaniibta oo la xareeyay

qrisatay  oo soo shegaayo wariyaha shabakada Badweyn.com ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa shegaya in caawa xaalada magaalada hargeysa si weyn oga duwantahay habeenadii lasoo dhaafay ayadoo lasoo dhoobay Ciidamo aad u farabadan oo isugu jiro Milateri iyo Boolis ah. Ciidamadaan aya lasheegay in siweyn ula socdaan dhaq dhaqaaqyada Shacabka ayagoo kabaqdin qabo in kadhacaan waxyaabo qal qal gelin kara amaanka iyo qaraxyo waxaana maalinimada biri kubeegantahe maalinta gooni isku taaga kudhawaaqeyn maamulka Somaliland. 18 May waa maalinta shaaciyeen shacabka somaliland in ay ka go ayn somalida inteeda kale waaana maalin oga duwan maalmaha kale ay caanka kuyihiin shacabka somaliland waxaana caawa si aad loo xardhay wadooyinka somaliland kuwaas oo ku xardhanyihiin calamaada maamulkaas. Suuqa weyn ee hargeysa aya caawa siweyn loogu iibinaa Calanka Somaliland kasoo qiima barar laga dareemaayo waxaana arkeysaa wadooyinak waa weyn oo caruurta wajiyada looga xardhaayo calanka somaliland ayadoo farxad iyo reen reen ku damashleynayaanw axaana ku shegayaan in sanadaan oga duwantahe sanadii hore Sido akle beerta Xuriyada ee magaaalada Hargeysa aya maalinimada biri lagu wadaa in isugu soo abnaan baqaan boqolaal qof kuwaas oo qudbadi u jeedin donaan madaxda maamulka Somaliland. Hadaba wararkeyna danbe ayaa nigu soo gudbin doonaa sida ay u dhacdo Xaflada 18 May waxaana laga dhigi doonaa gobolada somaliland iyo wadamada qaarkood.

garable,com

muxudin diini fiidow

No comments:

Post a Comment