Waxaa dhawaan la filayaa in deegaanadda Puntland ay tagaan ciidamo ka socda Midowga Afrika gaar ahaan Amisom, waana markii ugu horeysay.
Ciidamadan oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah ayaa la gayn doonaa Magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaso, Garoowe iyo kuwa kale oo katirsn Puntland.
Deegaanada Puntland ayaa waxaa waayadan danbe kusoo kordhayay falal amaan xumo iyadoona ciidamo badan oo Shabaab ah ay gaareen buuraha Golis.
Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa saxaafadda uxaqiijiyay in ciidamadaas dhawaan lagayn doono deegaanadda Puntland.
“Waxaa ay ciidamadaas naga garab siinayaan ka hortaga amaan xumadda”ayuu sheegay Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan.
Ugu danbeyntii waxa la ogeyn waxyaabaha ay kusoo kordhin donaan Amaanka degaanada Puntland ayadoo xarakada shabaab kusii xoogeysnayaan degaanadaasi
garable.com
muxudin diini fiidow

No comments:
Post a Comment