Friday, 18 May 2012

Tooshka Olympigga oo London ka qaxmaya


Tooshka Olymbikada
Tooshka Olymbikada
Tooshka Olympikada ayaa soo gaaray ciida UK.
Cayaaraha Olymbikda ayaa ka billaabanaya London bisha July.
Tooshka oo ah holac baxaya ayaa waxaa uu ku jiraa dhalo sida feynuus ah.
Waxaa keentay ka soo qaadday Athens.
Waxaa lagaa soo dejiyay saldhigga ciidanka ee Cornwall.
Munaasabadda darteed dayaaradda waxaa lagu buufiyay midab dahabi ah.
Wafdi ayay sidday ay ka mid yihiin Amiirad Anne, iyo David Beckham oo ah cayaarahan ku caan ah kubadda cagta.
Sabtida ayuu tooshku billaabayaa safar 70 maalmood qaadan doona oo toosh isu dhiib ah oo ku dhammaan doona garoonka cayaaraha Olmybiggu ay ka furmayaan ee London

garable.com

muxudin diini fiidow

No comments:

Post a Comment